Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

ishaafalatee

FalGoobjoog

Macnaha

/mg2 (-teeyay, -taysay) Wax dan laga leeyahay iska hubin.

Erayo la-mid ah

ishaafaladWaxa la falayo ama la qabo kolka lagu xiro hadba saha joogaa…ishaafalatoHubinta la hubiyo wax dan laga leeyahay.ishaar1. Wax tilmaamid iyadoo farta lagu fiiqayo. 2. Wax saadaalin…ishaaroSaadaalinta wax aan weli dhicin la saadaaliyo.
Erayga Manta
boocGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms