Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

ishaar

(-ray, -rtay)
Falg1

Macnaha

1. Wax tilmaamid iyadoo farta lagu fiiqayo. 2. Wax saadaalin.

Erayo la-mid ah

ishaafaladWaxa la falayo ama la qabo kolka lagu xiro hadba saha joogaa…ishaafalatee/mg2 (-teeyay, -taysay) Wax dan laga leeyahay iska hubin.ishaafalatoHubinta la hubiyo wax dan laga leeyahay.ishaaroSaadaalinta wax aan weli dhicin la saadaaliyo.
Erayga Manta
badidhace1. Waxa uu sheegaa laba dhinac ee geesole oo wadaaga gees.2. Waxa uu sheegaa laba xaglood oo wadaaga…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms