Qaamuuska Asalka
in
MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. (ino, m.l) Xoogaa, qaar, wax aan badnayn; wax; tiro. 2. Qayb, cad. 3. Waqti, goor. 4. Xag, meel, kob. 5. Inna: waxna.
Erayo la-mid ah
in-gudbiye(kiim.) Walax astaanteeda gudbineed ay u dhexeysa tan gudbiy…inaMagacuyaal layeele oo tilmaamaya qofka koobaad ee wadarta ah…ina-abti/dh (ilma-abti, m.l) Wiil ama gabar abti dhalay.ina-adeer/dh (ilma-adeerro, m.dh) Wiil ama gabar adeer dhalay.ina-eeddo/dh (ilma-eeddo, m.l) Aabaha walaashiis wiilka ama gabarta a…ina-habreed/dh (ilma-habreed, m.dh) Hooyada walaasheed wiilka ama gabar…inan1. Wiil, 2. Nin dhalin yar. 3. ld iran (2).inan1. Gabar. 2. Gabar gaartey da'dii guriyeelashada welise aan …

