Qaamuuska Asalka
ina
Magacdhmly
Macnaha
Magacuyaal layeele oo tilmaamaya qofka koobaad ee wadarta ah, oo aan kuwa lala hadlayaa ku jirin. Tus.: “Ninku waa ina wada arkay ee maxaynu samaynaa?” ld inna³.
Erayo la-mid ah
ina-abti/dh (ilma-abti, m.l) Wiil ama gabar abti dhalay.ina-adeer/dh (ilma-adeerro, m.dh) Wiil ama gabar adeer dhalay.ina-eeddo/dh (ilma-eeddo, m.l) Aabaha walaashiis wiilka ama gabarta a…ina-habreed/dh (ilma-habreed, m.dh) Hooyada walaasheed wiilka ama gabar…inan1. Wiil, 2. Nin dhalin yar. 3. ld iran (2).inan1. Gabar. 2. Gabar gaartey da'dii guriyeelashada welise aan …inanlayaalNin la deggen reer uu gabadh ka guursaday.

