Qaamuuska Asalka

inanlayaal

(-llo, m.dh)
MagacLafdheeri

Nin la deggen reer uu gabadh ka guursaday.