Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

ilmaqabato

MagacDhexdhexaadkh

Macnaha

Wax aad u yar oo aan indhaha lagu arki karin in weyneysa loo adeegsado mooyee.

Erayo la-mid ah

ilma-abti1. Nin iyo naag walaalo ah ilmaha ay dhaleen waxa ay isu yih…ilma-adeerIlmaha laba nin oo walaala ah ay dhaleen waxa ay isu yihiin.ilma-eeddoIlmo waxa ay u yihiin carruurta abtigood dhalay.ilma-habreedLaba haween oo wada dheshay ilmahooda waxa ay isuyihiin. ld …ilmadow/dh Qof tabar yar oo taakulo u baahan.ilmadownimoIlmadow ahaansho (qof).ilmaggaleen(c.nafl.) Xubinta nafleyda dheddiga ahi ilama ku siddo inta …ilmarinEegmo si aad ah aan wax loo fiirin.
Erayga Manta
badidhace1. Waxa uu sheegaa laba dhinac ee geesole oo wadaaga gees.2. Waxa uu sheegaa laba xaglood oo wadaaga…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms