Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

ilmaggaleen

(-nno, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

(c.nafl.) Xubinta nafleyda dheddiga ahi ilama ku siddo inta ay ka dhaleyso; min.

Erayo la-mid ah

ilma-abti1. Nin iyo naag walaalo ah ilmaha ay dhaleen waxa ay isu yih…ilma-adeerIlmaha laba nin oo walaala ah ay dhaleen waxa ay isu yihiin.ilma-eeddoIlmo waxa ay u yihiin carruurta abtigood dhalay.ilma-habreedLaba haween oo wada dheshay ilmahooda waxa ay isuyihiin. ld …ilmadow/dh Qof tabar yar oo taakulo u baahan.ilmadownimoIlmadow ahaansho (qof).ilmaqabatoWax aad u yar oo aan indhaha lagu arki karin in weyneysa loo…ilmarinEegmo si aad ah aan wax loo fiirin.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms