Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

ilma-habreed

MagacDhexdhexaadUrursi

Macnaha

Laba haween oo wada dheshay ilmahooda waxa ay isuyihiin. ld ilma-aayo.

Erayo la-mid ah

ilma-abti1. Nin iyo naag walaalo ah ilmaha ay dhaleen waxa ay isu yih…ilma-adeerIlmaha laba nin oo walaala ah ay dhaleen waxa ay isu yihiin.ilma-eeddoIlmo waxa ay u yihiin carruurta abtigood dhalay.ilmadow/dh Qof tabar yar oo taakulo u baahan.ilmadownimoIlmadow ahaansho (qof).ilmaggaleen(c.nafl.) Xubinta nafleyda dheddiga ahi ilama ku siddo inta …ilmaqabatoWax aad u yar oo aan indhaha lagu arki karin in weyneysa loo…ilmarinEegmo si aad ah aan wax loo fiirin.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms