Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

ilgalaclee

(-leeyay, -leysay)
Falmg2

Macnaha

Indhaha oo la kala hayo hadba meel eegid. ld ilbaclee.

Erayo la-mid ah

ilgaal1. (bot.) Geed-saar caleemo ballaaran leh oo dhala miro kuus…ilgal1. Cudur geela indhaha uga dhaca oo uu la ilmeeyo, ilqod. 2.…ilgalacleEegid marba meel la eego iyadoo indhaha la kala hayo. ld ilb…ilgalacleynld ilbalacleyn, ilbalacleys, ilgalacleys.
Erayga Manta
boocGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms