Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

ilgalacle

(-layaal, m.l/dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Eegid marba meel la eego iyadoo indhaha la kala hayo. ld ilbalacle.

Erayo la-mid ah

ilgaal1. (bot.) Geed-saar caleemo ballaaran leh oo dhala miro kuus…ilgal1. Cudur geela indhaha uga dhaca oo uu la ilmeeyo, ilqod. 2.…ilgalacleeIndhaha oo la kala hayo hadba meel eegid. ld ilbaclee.ilgalacleynld ilbalacleyn, ilbalacleys, ilgalacleys.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms