Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

ilgaal

MagacLafdheeri

Macnaha

1. (bot.) Geed-saar caleemo ballaaran leh oo dhala miro kuuskuusan oo biseyl iyo qardaba lagu cuno. 2. (bot.) Miraha ilgaalka.

Erayo la-mid ah

ilgal1. Cudur geela indhaha uga dhaca oo uu la ilmeeyo, ilqod. 2.…ilgalacleEegid marba meel la eego iyadoo indhaha la kala hayo. ld ilb…ilgalacleeIndhaha oo la kala hayo hadba meel eegid. ld ilbaclee.ilgalacleynld ilbalacleyn, ilbalacleys, ilgalacleys.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms