Qaamuuska Asalka

il

(-lo, m.l)
MagacDhexdhexaad

1. (indho, m.l) Xubinta aragga. 2. Meel biyo ka soo burqadaan. 3. Siriq. 4. Kartida ishu cid wax ku yeeli karto (senen); dhabato. 5. Dabool iniinaha badarka kor kaga dhegsan. 6. Dhul bannaan oo kaymo hareeraha ka xigaan.

Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.