Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

il-adayg

MagacLafdheeri

Macnaha

Dhiirranaan iyo gabbasho la'aan uu qof leeyahay. ld il-adkaan.

Erayo la-mid ah

il-adkaanld il-adayg¹, il- adkaansho.il-adkaansho/dh eeg ila-dkow. ld il-adkaan.il-adkowWax dhiirran oo aan gabbasho aqoon noqosho (qof).il-aragtayFogaanta ugu dheer ee walax kaga arki karto “isha qaawan” ee…
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms