Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

il-adkow

(-oobay, -owday; -oobi)
Falmg1

Macnaha

Wax dhiirran oo aan gabbasho aqoon noqosho (qof).

Erayo la-mid ah

il-adaygDhiirranaan iyo gabbasho la'aan uu qof leeyahay. ld il-adkaa…il-adaygWax si cabsi iyo gabbasho la'aan ah ugu dhiirrasho.il-adkaanld il-adayg¹, il- adkaansho.il-adkaansho/dh eeg ila-dkow. ld il-adkaan.il-aragtayFogaanta ugu dheer ee walax kaga arki karto “isha qaawan” ee…
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms