Qaamuuska Asalka
ictiraafsan
(-naa, -nayd)Falmg4
Macnaha
Wax, wax wanaaggiisa aqoonsaday ahaansho (qof).
Erayo la-mid ah
ictikaafFadhi masaajidka gudahiisa muddo la fariisto oo cibaado loo …ictikaafCibaado awgeed masaajid ku raagidictikaafsanWax ictikaaf ku jira ahaansho.ictikaafsanaanegg ictikaafsan. ld ictikaafsanaansho.ictikaafsanaansho/dh ld ictikaafsanaan.ictiqaadRumaysnaanta wax waxtarka uu leeyahay ama wax yeeladiisa.ictiqaadDiin, mabda' iwm aaminid.ictiqaadsanaansho/dh ld citiqaadsanaan.

