Qaamuuska Asalka
ictikaaf
MagacLafdheeri
Macnaha
Fadhi masaajidka gudahiisa muddo la fariisto oo cibaado loo niyoodo.
Erayo la-mid ah
ictikaafsanWax ictikaaf ku jira ahaansho.ictikaafsanaanegg ictikaafsan. ld ictikaafsanaansho.ictikaafsanaansho/dh ld ictikaafsanaan.ictiqaadRumaysnaanta wax waxtarka uu leeyahay ama wax yeeladiisa.ictiqaadDiin, mabda' iwm aaminid.ictiqaadsanaansho/dh ld citiqaadsanaan.ictiraafAqoonsi, cid wanaaggeeda loo aqoonsado.ictiraafCid wanaaggeeda aqoonsasho.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
