Qaamuuska Asalka
ictiqaad
(-dyo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Rumaysnaanta wax waxtarka uu leeyahay ama wax yeeladiisa.
Erayo la-mid ah
ictikaafFadhi masaajidka gudahiisa muddo la fariisto oo cibaado loo …ictikaafCibaado awgeed masaajid ku raagidictikaafsanWax ictikaaf ku jira ahaansho.ictikaafsanaanegg ictikaafsan. ld ictikaafsanaansho.ictikaafsanaansho/dh ld ictikaafsanaan.ictiqaadsanaansho/dh ld citiqaadsanaan.ictiraafAqoonsi, cid wanaaggeeda loo aqoonsado.ictiraafCid wanaaggeeda aqoonsasho.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
