Qaamuuska Asalka
huy
MagacLafdheeri
Macnaha
Nooc ciyaaraha biyaha korkooda lagu ciyaaro ka mid ah oo lugaha la isla dhaco; shaambo.
Erayo la-mid ah
huyucIsbeddelidda wax huuray urkoodu isbeddelo. ld hunyuc¹.huyucWax la huurshay urkooda isbeddelid. ld hunyuc².huyucsanWax qaab xun oo aan kala baxsanayn leh ahaansho. ld hunyucsa…huyucsanaanld hunyucsanaan, hunyucsanaansho, hu-yucsanaanshohuyucsashold huyucsad, huyucsihuyucsihuyucso f.mg3 (-saday, -satay) Si qaab xun tabar darri ku ji…huyunGeed dheer oo aan qodax lahayn, xabag la cunana leh, oo qory…huyuumasMaatar kiimiko ahaan burburay ama qayb ka mid ah burburtay k…
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
