Qaamuuska Asalka
huyucsan
(-naa, -nayd)Falmg4
Macnaha
Wax qaab xun oo aan kala baxsanayn leh ahaansho. ld hunyucsan.
Erayo la-mid ah
huyucIsbeddelidda wax huuray urkoodu isbeddelo. ld hunyuc¹.huyucWax la huurshay urkooda isbeddelid. ld hunyuc².huyucsanaanld hunyucsanaan, hunyucsanaansho, hu-yucsanaanshohuyucsashold huyucsad, huyucsihuyucsihuyucso f.mg3 (-saday, -satay) Si qaab xun tabar darri ku ji…huyunGeed dheer oo aan qodax lahayn, xabag la cunana leh, oo qory…huyuumasMaatar kiimiko ahaan burburay ama qayb ka mid ah burburtay k…huyuumiso(2).

