Qaamuuska Asalka
huyuumas
(baay.)MagacLafdheeri
Macnaha
Maatar kiimiko ahaan burburay ama qayb ka mid ah burburtay kana mid noqday carrada, kaasoo asal ahaan ka yimid dhir ama xayawaan. Dhulka aan beernayn huyumasku waxuu uga yimaadaa dhir hore oo si dabiici ah u quruntay; dhulka qodan ee la beeray huyumaska wuxuu ka helaa digada xoolaha lagu bacrimiyo.
Erayo la-mid ah
huyucIsbeddelidda wax huuray urkoodu isbeddelo. ld hunyuc¹.huyucWax la huurshay urkooda isbeddelid. ld hunyuc².huyucsanWax qaab xun oo aan kala baxsanayn leh ahaansho. ld hunyucsa…huyucsanaanld hunyucsanaan, hunyucsanaansho, hu-yucsanaanshohuyucsashold huyucsad, huyucsihuyucsihuyucso f.mg3 (-saday, -satay) Si qaab xun tabar darri ku ji…huyunGeed dheer oo aan qodax lahayn, xabag la cunana leh, oo qory…huyuumiso(2).
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
