Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

hurgumi

(-iyay, -isay)
Falg2

Macnaha

Meel hore oo bugtay caallir ku ridid.

Erayo la-mid ah

hurgufJafidda habaas, biyo iwm wax laga jafo. ld hurgufid.hurgufHabaas, biyo iwm wax ka daadin.hurgufanWax la jafay ahaansho.hurgufidld hurguf¹.hurgufnaanld hurgufnaansho.hurgufnaansho/dh ld hurgufnaan.hurgufoMaro, derin iwm habaas, biyo iwm ka jafasho.hurgumeysanWax hurgumo ku jirto ahaansho. ld hurgunsan.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms