Qaamuuska Asalka
hurguf
MagacLafdheeri
Macnaha
Jafidda habaas, biyo iwm wax laga jafo. ld hurgufid.
Erayo la-mid ah
hurgufanWax la jafay ahaansho.hurgufidld hurguf¹.hurgufnaanld hurgufnaansho.hurgufnaansho/dh ld hurgufnaan.hurgufoMaro, derin iwm habaas, biyo iwm ka jafasho.hurgumeysanWax hurgumo ku jirto ahaansho. ld hurgunsan.hurgumeysnaanld hurgumeysnaansho, hurgunsanaan, hurgunsanaansho.hurgumeysnaansho/dh ld hurgumeys- naan.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
