Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

hurgufo

(-ftay, -fatay)
Falg3

Macnaha

Maro, derin iwm habaas, biyo iwm ka jafasho.

Erayo la-mid ah

hurgufJafidda habaas, biyo iwm wax laga jafo. ld hurgufid.hurgufHabaas, biyo iwm wax ka daadin.hurgufanWax la jafay ahaansho.hurgufidld hurguf¹.hurgufnaanld hurgufnaansho.hurgufnaansho/dh ld hurgufnaan.hurgumeysanWax hurgumo ku jirto ahaansho. ld hurgunsan.hurgumeysnaanld hurgumeysnaansho, hurgunsanaan, hurgunsanaansho.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms