Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

hunguriweyn

(-naa, -nayd)
Falmg4

Macnaha

Qof dhuuni ah ahaansho.

Erayo la-mid ah

hungeeCid hungo badid.hungo1. Meel aan waxba oollayn. 2. ld hingo¹.hungowCid wax seegid.hunguri1. (-iyo, m.dh) Dhuunta afka, sanka iyo caloosha nafleyda is…hunguri(c.nafl.) Qaybta dheefmareenka ee u dhaxayso dalqada iyo cal…hunguricad1. Xubin dhuunta ka mid ah oo neeftu marto. 2. ld hunguri.hunguricad(c.nafl.) Dhuun haweedka lafdhabarleyda neefta qaadataa: waa…hungurijuqjuqRabitaan dheeraad ah oo cid ku dhaliya in ay cuntada sugi we…
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms