Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

hunguricad

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Xubin dhuunta ka mid ah oo neeftu marto. 2. ld hunguri.

Erayo la-mid ah

hungeeCid hungo badid.hungo1. Meel aan waxba oollayn. 2. ld hingo¹.hungowCid wax seegid.hunguri1. (-iyo, m.dh) Dhuunta afka, sanka iyo caloosha nafleyda is…hunguri(c.nafl.) Qaybta dheefmareenka ee u dhaxayso dalqada iyo cal…hungurijuqjuqRabitaan dheeraad ah oo cid ku dhaliya in ay cuntada sugi we…hunguriweynQof dhuuni ah ahaansho.hunguriweynaanld hunguriweynaansho, hunguriweyni.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

Ā© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms