Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

hunguri

MagacLafdheeri

Macnaha

1. (-iyo, m.dh) Dhuunta afka, sanka iyo caloosha nafleyda isu haysa oo cuntadu marto. 2. ld hunguri-cad. 2. Cun-to.

Erayo la-mid ah

hungeeCid hungo badid.hungo1. Meel aan waxba oollayn. 2. ld hingo¹.hungowCid wax seegid.hunguricad1. Xubin dhuunta ka mid ah oo neeftu marto. 2. ld hunguri.hunguricad(c.nafl.) Dhuun haweedka lafdhabarleyda neefta qaadataa: waa…hungurijuqjuqRabitaan dheeraad ah oo cid ku dhaliya in ay cuntada sugi we…hunguriweynQof dhuuni ah ahaansho.hunguriweynaanld hunguriweynaansho, hunguriweyni.
Erayga Manta
boocGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms