Qaamuuska Asalka
hormosalaad
MagacLafdheeri
Macnaha
Ku soo yaacidda meel wax yaalliin ama wax ka dhaceen lagu soo yaaco. ld qamaan¹.
Erayo la-mid ah
hormarKoritaan dhaqaale, siyaasad, dhaqan oo la gaaro. ld horummar…hormar1. Ka soo horrayn. 2. Horay u socosho.hormari1. Dad horumar gaarsiin. 2. Cid safka hore gelin. 3. Lacag i…hormarinld hormaris, horummarin.hormarsashold hormarsad, hormarsi.hormarsoWax hore u qadimasho.hormee1. Wax horin horin u qaybin. 2. Nafley hormo gelin.hormo1. ld Horin; ormo. 2. ld horayn.

