Qaamuuska Asalka
hormari
(-iyay, -isay)Falg2
Macnaha
1. Dad horumar gaarsiin. 2. Cid safka hore gelin. 3. Lacag iwm cid hore u siin. ld hoummari.
Erayo la-mid ah
hormarKoritaan dhaqaale, siyaasad, dhaqan oo la gaaro. ld horummar…hormar1. Ka soo horrayn. 2. Horay u socosho.hormarinld hormaris, horummarin.hormarsashold hormarsad, hormarsi.hormarsoWax hore u qadimasho.hormee1. Wax horin horin u qaybin. 2. Nafley hormo gelin.hormo1. ld Horin; ormo. 2. ld horayn.hormoggalIsku xiridda saddex ama dhowr kutirsane oo uu u dhexeeyo xis…

