Qaamuuska Asalka
hormar
MagacLafdheeri
Macnaha
Koritaan dhaqaale, siyaasad, dhaqan oo la gaaro. ld horummar.
Erayo la-mid ah
hormari1. Dad horumar gaarsiin. 2. Cid safka hore gelin. 3. Lacag i…hormarinld hormaris, horummarin.hormarsashold hormarsad, hormarsi.hormarsoWax hore u qadimasho.hormee1. Wax horin horin u qaybin. 2. Nafley hormo gelin.hormo1. ld Horin; ormo. 2. ld horayn.hormoggalIsku xiridda saddex ama dhowr kutirsane oo uu u dhexeeyo xis…hormoonDhacaan ay qanjirrada jirka qaarkood dhalaan oo dhiigga ku d…
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
