Qaamuuska Asalka
hor
MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. Had la soo dhaafay; hore ah. 2. Dhanka loo jeedo. 3. (fk) horta: marka hore, calaakullixaal.
Erayo la-mid ah
hor-imow/mg3 (-maaday, -maatay) 1. Ka h.: qof hortiisa ka imaansho. …horaadHaan ama dhoon loogu horreysiiyo rarka ratiga dhaanka ah. ld…horaadUrurka dhammaan xubnaha hore ee lammaaneyaal horsan ee xirii…horaad1. Naasaha xoolaha labada horreeya oo xagga xudunta xiga mid…horaadiHal irmaan horaad ka marid, ama ka lisid.horaadinld horaadis.horaadishormaridhoranXoolo wax biyo loo horay ahaansho.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
