Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

horaad

(-ddo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Naasaha xoolaha labada horreeya oo xagga xudunta xiga midkood. 2. Naasaha dumarka.

Erayo la-mid ah

horaadiHal irmaan horaad ka marid, ama ka lisid.horaadinld horaadis.horaadishormaridhoranXoolo wax biyo loo horay ahaansho.horatibyee1. Wax dedejin si ay u dhammaadaan. 2. Wax taqaantuqin. ld h…horatibyeynld horatabyeyn, horutibyeyn, horutub-yeyn.horatibyoDedejinta wax la rabo in ay dhaqso u dhammaadaan la dedejiyo…horayDhanka loo jeedo; hagaag; fool. ld hore.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms