Qaamuuska Asalka
horaadi
(-iyay, -isay)Falg2
Macnaha
Hal irmaan horaad ka marid, ama ka lisid.
Erayo la-mid ah
horaad1. Naasaha xoolaha labada horreeya oo xagga xudunta xiga mid…horaadUrurka dhammaan xubnaha hore ee lammaaneyaal horsan ee xirii…horaadHaan ama dhoon loogu horreysiiyo rarka ratiga dhaanka ah. ld…horaadinld horaadis.horaadishormaridhoranXoolo wax biyo loo horay ahaansho.horatibyee1. Wax dedejin si ay u dhammaadaan. 2. Wax taqaantuqin. ld h…horatibyeynld horatabyeyn, horutibyeyn, horutub-yeyn.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
