Qaamuuska Asalka
hoobso
(-saday, -satay)Falg3
Macnaha
1. Weel buuxdhaafay si uusan u daadan in ka cabid. 2. Wax meel ka daadasho. 3. Miro xaabsasho.
Erayo la-mid ah
hoobaanMiro aad u bislaaday.hoobad1. (-dyo, m.dh) Meel degaandeg ah. 2. ld hoobasho.hoobal1. (riw.) Qof heesaa ah ama jila riwaayadaha. 2. Qof dheela …hoobaladHaweeney u go'day fanka iyo suugaanta; fannaanad.hoobashold hoobad.hoobeyaaHalqabsi lagu billaabo ama loo adeegsado huwaaleyda oo ah he…hoobi1. Ka h.: wax meel ka soo daadin. 2. Nafley layn.hoobinld hoobis.

