Qaamuuska Asalka
hoobsii
(-iiyay, -iisay)Falg2
Macnaha
Weel buux-dhaafay si uusan u daadan wax qof ka cabsiin.
Erayo la-mid ah
hoobaanMiro aad u bislaaday.hoobad1. (-dyo, m.dh) Meel degaandeg ah. 2. ld hoobasho.hoobal1. (riw.) Qof heesaa ah ama jila riwaayadaha. 2. Qof dheela β¦hoobaladHaweeney u go'day fanka iyo suugaanta; fannaanad.hoobashold hoobad.hoobeyaaHalqabsi lagu billaabo ama loo adeegsado huwaaleyda oo ah heβ¦hoobi1. Ka h.: wax meel ka soo daadin. 2. Nafley layn.hoobinld hoobis.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
