Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

hoggaamiye

(-yayaal, m.l/dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. ld hoggaanshe. Qof dad hor kaca. 2. Qof wax maamula.

Erayo la-mid ah

hoggaami1. Awr hoggaan ku wadid. 2. Dad hor kicid ama meel tusid. 3.…hoggaaminld hoggaamis.hoggaan1. Xarigga awrta la rarto luqunta iyo madaxa lagaga xiro oo …hoggaansanWax arrin, xeer iwm oggol noqosho (qof).hoggaansan1. Wax xeer, arrin iwm oggol ahaansho (qof). 2. Wax hoggaan …hoggaansanaanld hoggaansanaansho.hoggaansanaansho/dh ld hoggaansa-naan.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms