Qaamuuska Asalka
hoggaamin
MagacFalDhexdhexaad
Macnaha
ld hoggaamis.
Erayo la-mid ah
hoggaami1. Awr hoggaan ku wadid. 2. Dad hor kicid ama meel tusid. 3.…hoggaamiye1. ld hoggaanshe. Qof dad hor kaca. 2. Qof wax maamula.hoggaan1. Xarigga awrta la rarto luqunta iyo madaxa lagaga xiro oo …hoggaansanWax arrin, xeer iwm oggol noqosho (qof).hoggaansan1. Wax xeer, arrin iwm oggol ahaansho (qof). 2. Wax hoggaan …hoggaansanaanld hoggaansanaansho.hoggaansanaansho/dh ld hoggaansa-naan.

