Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

hoggaami

(-iyay, -isay)
Falg2

Macnaha

1. Awr hoggaan ku wadid. 2. Dad hor kicid ama meel tusid. 3. Wafdi, hay'ad iwm madax u noqosho.

Erayo la-mid ah

hoggaaminld hoggaamis.hoggaamiye1. ld hoggaanshe. Qof dad hor kaca. 2. Qof wax maamula.hoggaan1. Xarigga awrta la rarto luqunta iyo madaxa lagaga xiro oo …hoggaansanWax arrin, xeer iwm oggol noqosho (qof).hoggaansan1. Wax xeer, arrin iwm oggol ahaansho (qof). 2. Wax hoggaan …hoggaansanaanld hoggaansanaansho.hoggaansanaansho/dh ld hoggaansa-naan.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms