Qaamuuska Asalka
himmo
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Niyad rabitaan oo wax loo hayo.
Erayo la-mid ah
himmadjabsanaan/dh ld himmajabsa- naan.himmadjabsanaansho/dh ld himmajab-sanaan.himmajabNiyadxumo ku dhacda qof wax uu u hanweynyahay waayay. ld him…himmajabQof wax uu u hanweynyahay waayey niyadxumo dareemid. ld himm…himmajabidld himmadjabid.himmajabsanWax himmajabay ahaansho. ld himmadjabsan.himmajabsanaanld himmadjabsanaan, himmadjabsa-naansho, himmajabsanaa.himmajabsanaansho/dh ld himmajab- sanaan.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
