Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

himmajabsan

(-naa, -nayd)
Falmg4

Macnaha

Wax himmajabay ahaansho. ld himmadjabsan.

Erayo la-mid ah

himmadjabsanaan/dh ld himmajabsa- naan.himmadjabsanaansho/dh ld himmajab-sanaan.himmajabNiyadxumo ku dhacda qof wax uu u hanweynyahay waayay. ld him…himmajabQof wax uu u hanweynyahay waayey niyadxumo dareemid. ld himm…himmajabidld himmadjabid.himmajabsanaanld himmadjabsanaan, himmadjabsa-naansho, himmajabsanaa.himmajabsanaansho/dh ld himmajab- sanaan.himmajebiCid himmadjab ku ridid. ld himmadjebi.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms