Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

himmajab

MagacLafdheeri

Macnaha

Niyadxumo ku dhacda qof wax uu u hanweynyahay waayay. ld himmadjab¹.

Erayo la-mid ah

himmadjabsanaan/dh ld himmajabsa- naan.himmadjabsanaansho/dh ld himmajab-sanaan.himmajabidld himmadjabid.himmajabsanWax himmajabay ahaansho. ld himmadjabsan.himmajabsanaanld himmadjabsanaan, himmadjabsa-naansho, himmajabsanaa.himmajabsanaansho/dh ld himmajab- sanaan.himmajebiCid himmadjab ku ridid. ld himmadjebi.himmajebinld himmadjebin, himmadjebis, himma-jebis.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms