Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

himir

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Geed-mirood, miro macaan, laf adag, oo fandhaallada, dhurayaasha iwm laga qoro. ld hamir.

Erayo la-mid ah

himilLaamo la isku xirey oo wax lagu dhiso.himilaqaadQof gaashaanqaad ah.himileeWax cabbirkooda ama qiyaastooda raadin.himilo1. Hawo; riyo. 2. Himmad galmo.himiseIftiinka liciifka ah ee qorrax soo baxa iyo qorrax dhaca.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms