Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

himil

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Laamo la isku xirey oo wax lagu dhiso.

Erayo la-mid ah

himilaqaadQof gaashaanqaad ah.himileeWax cabbirkooda ama qiyaastooda raadin.himilo1. Hawo; riyo. 2. Himmad galmo.himirGeed-mirood, miro macaan, laf adag, oo fandhaallada, dhuraya…himiseIftiinka liciifka ah ee qorrax soo baxa iyo qorrax dhaca.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms