Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

himilee

(-leeyay, -laysay)
Falg2

Macnaha

Wax cabbirkooda ama qiyaastooda raadin.

Erayo la-mid ah

himilLaamo la isku xirey oo wax lagu dhiso.himilaqaadQof gaashaanqaad ah.himilo1. Hawo; riyo. 2. Himmad galmo.himirGeed-mirood, miro macaan, laf adag, oo fandhaallada, dhuraya…himiseIftiinka liciifka ah ee qorrax soo baxa iyo qorrax dhaca.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms