Qaamuuska Asalka
hiddoside
(-dyaal, m.l/dh)MagacLafdheeri
Macnaha
(baay.) Halbeeg hidde oo ka kooban DNA. H. waxa loo qeexi karaa in uu yahay dhererka ugu gaaban ee koromosoom kaas oo aan la jejibin karin, ama mari karo dhalan geddis-hiddoside; labada halbeegba waxa loo garan karaa hal lammaane oo sal u ah taxanaha niyukliyootaydhka, kaas oo sameeya DNA.
Erayo la-mid ah
hiddarraac1. Baaridda dad ama xoolo meesha asalkoodu ka soo jeedo la r…hiddarraac/mg1 (-cay, -cday) 1. (f.g) Dad ama xoolo abkood iyo isirkoo…hiddarraacid(3).hiddeSoo yaal fil weyn oo la iska dhexlo oo ummad gaar ahi leedah…hiddiwaale1. ld hirimmaale. 2. Qof dadka been ku maaweeliya.hiddo-barashoLaan ka mid ah cilmiga bayoolojiga oo ku shuqul leh barashad…hiddo-barasho-tirada-dadkaBarashada filiqsanaanta, dhaxlidda, kala duwananshaha koox n…hiddo-sheeg(baay.) Samayska hiddo-side ee noole, taa waxa loola jeedaa …

