Qaamuuska Asalka
hiddo-sheeg
(-gyo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
(baay.) Samayska hiddo-side ee noole, taa waxa loola jeedaa isku darka aliilada uu leeyahay.
Erayo la-mid ah
hiddarraac1. Baaridda dad ama xoolo meesha asalkoodu ka soo jeedo la r…hiddarraac/mg1 (-cay, -cday) 1. (f.g) Dad ama xoolo abkood iyo isirkoo…hiddarraacid(3).hiddeSoo yaal fil weyn oo la iska dhexlo oo ummad gaar ahi leedah…hiddiwaale1. ld hirimmaale. 2. Qof dadka been ku maaweeliya.hiddo-barashoLaan ka mid ah cilmiga bayoolojiga oo ku shuqul leh barashad…hiddo-barasho-tirada-dadkaBarashada filiqsanaanta, dhaxlidda, kala duwananshaha koox n…hiddoside(baay.) Halbeeg hidde oo ka kooban DNA. H. waxa loo qeexi ka…

