Qaamuuska Asalka
hiddarraac
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Baaridda dad ama xoolo meesha asalkoodu ka soo jeedo la raadiyo. 2. Qof ku dhaqma caadooyinka soo jireenka ah ee dadkiisa. 3. ld hiddarraacid.
Erayo la-mid ah
hiddarraacid(3).hiddeSoo yaal fil weyn oo la iska dhexlo oo ummad gaar ahi leedah…hiddiwaale1. ld hirimmaale. 2. Qof dadka been ku maaweeliya.hiddo-barashoLaan ka mid ah cilmiga bayoolojiga oo ku shuqul leh barashad…hiddo-barasho-tirada-dadkaBarashada filiqsanaanta, dhaxlidda, kala duwananshaha koox n…hiddo-sheeg(baay.) Samayska hiddo-side ee noole, taa waxa loola jeedaa …hiddoside(baay.) Halbeeg hidde oo ka kooban DNA. H. waxa loo qeexi ka…

