Qaamuuska Asalka
heer-tamar
(kiim.)MagacDhexdhexaad
Macnaha
(Atam). Dhiska elektarooneed ee tilmaamaya sida elektaroonada ku gadaaman bu'du u habaysanyihiin, gaar ahaan heertamarrada ay ku sugan yihiin. Elektaroon kasta waxa xaaladdiisa. Lagu asteeyaa afarta tiro kuwaantam.
Erayo la-mid ah
heer1. Dareere weel lagu shubay raadka uu reebo. 2. Jago; derejo…heer1. Wax goyn. 2. Wax heeraar ku samayn.heer-badeed(juqr.) Heerka baddu haddii aaney jirin mowjado, hirar ama h…heer-dhulXaalad tamareedka neg, uguna hoose, ee molikiyuul, atam ama …heer-diiraneInta jeer ee la sammeeyo xigsinaynta.heer-suge(xis.) Tirada dhinac u taxyada ama joog u taxyada ee ku jira…heer-tamar-electaroon(kiim.) Kuwantamka ugu muhimsan tiradiisa n waxay soo saarta…heer-tirobeelyare.

