Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

heer-dhul

(fiis.)
MagacLafdheeri

Macnaha

Xaalad tamareedka neg, uguna hoose, ee molikiyuul, atam ama bu'. Tusaale ahaan, marka elektaroonka atamka hydaroojin ugu dhow bu'da, ayaa heerka tamarta atamka haydaroojin ugu hooseeyaa. Taas ayaa ah heer dhulka atamka.

Erayo la-mid ah

heer1. Dareere weel lagu shubay raadka uu reebo. 2. Jago; derejo…heer1. Wax goyn. 2. Wax heeraar ku samayn.heer-badeed(juqr.) Heerka baddu haddii aaney jirin mowjado, hirar ama h…heer-diiraneInta jeer ee la sammeeyo xigsinaynta.heer-suge(xis.) Tirada dhinac u taxyada ama joog u taxyada ee ku jira…heer-tamar(Atam). Dhiska elektarooneed ee tilmaamaya sida elektaroonad…heer-tamar-electaroon(kiim.) Kuwantamka ugu muhimsan tiradiisa n waxay soo saarta…heer-tirobeelyare.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms