Qaamuuska Asalka
heer
(-rar, m.l)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Dareere weel lagu shubay raadka uu reebo. 2. Jago; derejo.
Erayo la-mid ah
heer-badeed(juqr.) Heerka baddu haddii aaney jirin mowjado, hirar ama h…heer-dhulXaalad tamareedka neg, uguna hoose, ee molikiyuul, atam ama …heer-diiraneInta jeer ee la sammeeyo xigsinaynta.heer-suge(xis.) Tirada dhinac u taxyada ama joog u taxyada ee ku jira…heer-tamar(Atam). Dhiska elektarooneed ee tilmaamaya sida elektaroonad…heer-tamar-electaroon(kiim.) Kuwantamka ugu muhimsan tiradiisa n waxay soo saarta…heer-tirobeelyare.heer-xoodDarajada isle'egta u taagan xood ama dul.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
