Qaamuuska Asalka
heemi
(-iyay, -isay)Falg2
Macnaha
1. Wax ilaa dhibicda ugu dambaysa cabbid; gorori. 2. Wax heen ka qaadid.
Erayo la-mid ah
heemaal1. Dhiil la culay oo caano lagu garooriyey marka laga shubo …heemaar1. Budo yar oo lagu bitiyo subag la shiilayo si xantadu hoos…heemaariWax heensasho.heemaarsashold heemaarsad, heemaarsi.heemaarso1. Wax heensasho. 2. Wax dufan ka qaadasho.heemoIllin ama duuf aan layska tirin.heemo1. Degid isu diyaarin. 2. Ku h.: wax ku soo uruurid.

